Ciidamo Huwan ah oo la wareegay Deegaan Al Shabaab Saldhig weyn ku lahaayeen

Ciidanka milatariga Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Qunbi oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha ciidanka hoggaamineysay ayaa sheegay in deegaanka Qunbi Al Shabaab ku lahaayeen saldhig weyn oo milatari, waxa ayna saraakiisha sheegeen in Al Shabaab deegaankaasi jab xooggan lagu gaarsiiyay. Ciidanka deegaanka … Continue reading Ciidamo Huwan ah oo la wareegay Deegaan Al Shabaab Saldhig weyn ku lahaayeen